Wararka suuqa kala iibsiga ee Man City Malaga Yabaa City Iney Qadato Xidigo Kale Xagagan ?
Isku soo wada duuboo waxaa jira warar xan ah oo kusabsan suuqa kala iibsiga ee Man City suuqa xagaagan 22/23
Manchester City ayaa wadahadalo kula jirta 27 jirka daafaca dhexe kagaciyara koxda Borussia Dortmund
Ciyaaryahanka heerka caalami ee xulka qaranka Switzerland Akanji ayaa ku jira sannadkii ugu dambeeyay ee qandaraaskiisa, isagoo kusoobiray 2016 isagoo kasoo muqday safka kwad ee Dortmund 189 kulan wuxuna shabaqa garay 34 mar balse kamasoo muqan xidigan kulamadii bilabashada horyaalka Jarmalka
Tababare Pep Guardiola ayaa carabka ku,adkeeyay in,uu ubahan yahay saxiixyo badan ka hor inta uusan xirmin suqa xagagan mar uu Pep saxaafada kula hadlay shirkiisa jaraa’id ka hor kulanka Arbacada ee Nottingham Forest
mar ay saxafadu waxkaweydiisay arinka xidiga rer Portugal ee Bernardo ayuu kujawaabay
Pep Guardiola ayaa sheegay inuu aad u jecel yahay inuu sii haysto Bernardo Silva balse waxa uu qirtay in mucjisada lamberka labatanaad uqata nadiga city uu aad u jecel yahay
Walow ay Barcelona xiso ba,an uqabaan adeega xidigan
Post a Comment