Manchester United Ayaa Heshiis Afka Ah La Gaartay Goolhayaha Newcastle
Xidiga Martin Dubravka ayaa hoos udhacsameeyay kadib imaatinka Nick Pope; Man Utd ayaa badigoob ugujirta goolhaye si ay tartan ugu hesho David de Gea ka dib markii Dean
Henderson uu amaah ugu biiray Nottingham Forest; suuqa kala iibsiga xagaagan oo xirmidoona 11pm malin nimada qamiista ah
Manchester United ayaa heshiis afka ah la gaartay Newcastle si ay uhesho adeega xidiga lagumagacabo Martin Dubravka oo ah golwalaha nadiga kuciyaarta garoonka St. James' Park
Xidigan ayaa amaah ugu wareegi doona Old Trafford.tiyo ayjirto in Man Utd fursad u heli ineey jookto kadhikto heshiiska xidigan
Xidigan ayaa hoos udhac kuyimid dorkisii garoonka St James Park ka dib imaatinka Nick Pope mana uusan ku jirin shaxdii kulanka Premier League ee Wolves Axadii
Erik ten Hag ayaa sidoo kale doonaya inuu cadaadis saaro De Gea, kaasoo qaladad sameeyay kulankii ay Man Utd 4-0 kaga badisay Brentford asbuucii lasoodhafay
Man Utd ayaa indho indheysay dhowr goolhaye oo kale oo uu ku jiro goolhayaha Borussia Monchengladbach Yann Sommer, balse hadda waxay qarka u saaran yihiin inay keenaan Dubravka
Goolhayaha Eintracht Frankfurt Kevin Trapp ayaa sheegay Khamiistii inuu helay dalab balse uu diiday kubiiiritanka koxda Manchester United,
Halka uu doorbiday inuu la sii joogo kooxda ku guulaysata Europa League, kuwaas oo u tartamaya xilli ciyaareedkan Champions League.
Post a Comment