MANCHESTER UNITED, CASEMIRO
Lacibkii Hore Ee Kooxaha Real Madrid, Fc Borto Iyo Xulka Qaranka Brasil Carlos Casemiro Ayaa Heshis An Lasiishacin Ugubiray Koxda Manchester United Adun Lacageed Garaya 60, milyan Oo Yuro Kasoo Lashaciyay In Uu Mushaar Ahaan Uqadan Dono Inkabadan Sedex Boqol Oo Kun Yuro Asbucii Ciyaaryahankan Tabta Dheer Ule Burburinta Kubdaha Qadka Dhexe Ayaa Inti Uu Uciyarayay koxda Casimada Madrid Kulagulestay Kobab Maxali Ah Iyo Kuwa Qarad Wenta Yurub
KOXDA REAL MADRID
Macalinka Koxda Cadcadka Ayaa Qiray Katagista Mamulahodii Qadka Dhexe Iyo Kubad Hakiyihii Wayaha Wacan Kusooqatay Boqorada Yurub, Ancholoti Ayaa Wayo Wacan Urajeyay Alfanan Casemiro
MUXU KUSOKORDHINKARA MAN UTD
Sida Aan lawada Socono Koxda Lagu Naneso Shayadinta Gadgadudan Waxay Dhaxdabaalaneysaa Wayo An Wanagsaneyn Kadib Tagitankii Mr; Farkson Iyo Iskuday Abuuris Saldanado Anwaxbadan Siijirin Min Murinyo Ilaa Raf Kala Daran Dhibatoyinka Heysta Koxdan Boswalbana Buuq Kalsoni Daro Ah Ayaa Kajira Lagabilabo Dafaca Qadka Dhexe Min Werarka Haba Ugudarnatee Wasarada Dhexe Oo Hirar Isdaba Joog Ah Aykaga Imanayen Digeya Shaki Kuma Jiro In Man Utd Ay,ubahantahay Kubad Jojiye Awood Badan Sida Casemiro Oo Kale
CASEMIRO Oo Ah Kubad Jojiye Qabiirku Ah Takalada Lama Gafanka Ah Iyo Hagardamada Ciyartoyda Ayay Falanqeyayashu Kuamanen In,uu Yimid Waqtigii Uguhabonaa Ee Koxda MANCHESTER UNITED
SHASHADA CIYAARAHA
Post a Comment