Manchester United Vs Liverpool
Koxaha Manchester United Iyo Liverpool ayaa caawa 10:00 kubalansa masraxa riyada
waagaronka manchestare Man Utd aayan waxguul ah kalakulmin dhigeeda Liverpool
halka koxda Liverpool aay uhanweyntahya guleysiga markii afarad oo xirir ah dhigeda United
Maxaaa Lagafilankara Kulanka Caawa
Walow kulanka udhexeya labadan koxood uu biri ahaan jiray kan ugusamenta badan England iyo guud ahaan calamka waxaa jira tariiq uu leyahay kulanka weyn ee dhexmara ex xogweyntii England
mucashaqiinta kubada cagta ayaa kuindha daran dara hardanka iyo xifaltanka dhigdadiska leh ee aan laisku naxarisan yelkede falanqeya yasha kubada cagta ayaa inta badan iskuraaca iney cawa gusha siyaan koxda liverpool gushuna aay kuraaci donto 3 :1
Manchester United Lineup
Liverpool Lineup
Post a Comment