Weeraryahankii hore ee Manchester United Edinson Cavani ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda akciyaarta La Liga ee Valencia iyadoo tababare
Gennaro Gattuso uu ku tilmaamay halyeeyga reer Uruguay 'ma ahan ciyaaryahan caadi ah' wuxuuna amaanay maskaxdiisa cajiibka ah.
Xidiga Edinson Cavani ayaa qarka u saaran inuu u dhaqaaqo LaLiga isagoo beeca xorta ah ugu biiraya Valencia
lacibkan ayaa ka dhaqaqay Man United kedib markii uu heshiiskiisu dhamaaday dhamaadka xilli ciyaareedkii lasodhafy
Tababaraha kooxda Valencia Gennaro Gattuso ayaa cadeestay jecelka uu uqabo weraryahanka xulka qaranka Uruguay
Gattuso ayaa amaanay Cavani 'maskaxda cajiibka ah iyo farsamadiisa dhamestirka gooldhalinta waa ciyaryahan tayo badan waxana hubaa nuuna anfici doono hadii ansoqadano Edinson Cavani xagagan waxan ahaan donaa kuwo kudagaalama kalinta koowad ee horyaalka ayuu kusoo gabagabeeyay hadalkisa tababare Gattuso
Weeraryahanka Uruguay Edinson Cavani ayaa qarka u saaran inuu dib ugu soo laabto garoomada kubada cagta kadib markii uu sixor ah kagadhaqaqay kooxda Manchester United hadii uu dhameystiro u dhaqaaqista kooxda reer Spain ee Valencia.
Cavani ayaa ku dhawaad laba sano ku qaatay United ka hor inta uusan ka tagin kooxda kuciyaarta Old Trafford markii uu heshiiskiisu dhacay dhamaadkii xilli ciyaareedkii 2021/22 waxana uu haatan qarka u saaran yahay in uu ku biiro kooxda kaciyaarta horyaalkaa La Liga
Waxa uu usoo ciyaaray kooxo waa weyn iyo heerka ugu sareeya muddo dheer. Waa 35 jir laakiin waxa uu leeyahay maskax cajiib ah ayuu yiri macalinka kooxda Valencia
Post a Comment