Arsenal oo ishakuheysa mid ka mid ah lacibiinta khadka dhexe ee AC Milan haddii ay kuhungowdo helista Tielemans
Kooxda kuciyarta emirates ayaa lagusoo waramaya inay bartilmaameed ka dhigatay lacibka qadka dhexe ee koxda AC Milan Sandro Tonali.
wargeska Daily Star ayaa tabinaya in kooxda reer England ay markan shabaqa udadsatay soo xiragalinta xiddig kale oo khadka dhexe ah, iyadoo kalkan bartilmaameedkeeda ka dhigatay xiddiga Ac Milano ee Sandro Tonali.
tiyo aywali Arsenal racdo ugujirto xidiga koxda Leicester Youri Tielemans, balse markaan waxa uu Tababare Mikel Arteta qudareynayaa inuu kooxda difacaneysa horyaalka Serie A ee Milano uu kalasoo wareegto xiddiga lagu neynaso Pirlaha cusub ee xulka qaranka Talyaaniga ee Sandro Tonali.
mamulaha Arsenal ayaa haddii uu kuhungobo soxiro galinta xiddiga xulka qaranka Belgium ee Youri Tielemans, badal dhikjojin ah kadhigan dona mareyaha qadka dhexe ee Milano Tonali.
Post a Comment