Chelsea oo markan dalabkeedii ugu horreyay ka gudbisay Aubameyang
Chelsea ayaa maanta dalab ka gudbisay weeraryahankii hore ee gararis Pierre-Emerick Aubameyang, inta lagu guda jiro daqada kala iibsiga xagaagan.
Sida lagudabacay wargeyska Isbaanishka ee “Sport”, Chelsea ayaa soo gudbisay dalab aduun lacageed dhan 15 million euros, iyo gunoyin aanlashaacin, si ay ulawaregaan Aubameyang xagaagan.
Wargeysyada Isbaanishka ayaa bogaga hore kudabacay in Barcelona ay kudoneyso xidigan qimo garaya 25 million euros.
Kooxda barcelona ayaa dooneysa inay iska ibiso Aubameyang, si loo dhimo mushaarka kooxda, siaay ugudhaqaqdo diiwaan gelinta daafaca dhawangalka ah ee rer Faransa Jules Koundé.
wargeyska “Sport” ayaa muujiyay in mamulka kooxaha Chelsea iyo Barcelona ay sii wadi doonaan wadahadalka heshiiska Aubameyang waqtiyada soo aadan
suuq furankan Chelsea waxaay lumisay labadeda weeraryahan Werner iyo Romelu walow uu Romelu Lukaku amaah hal xilli ciyaareed ugu wareegay kooxda Inter,
Post a Comment