Lacib ka tirsan Chelsea oo ku dhow ku biiritanka koox ka dhesha horyaalka dalka Jarmalka
Kooxda kubadda Chelsea iyo xulka qaranka sedexda libax Callum Hudson-Odoi ayaa la soo tabinayaa inuu kudhow yahay ku biiritaanka koox ka dhisan dalka Jarmalka.
jariirada Daily Mail oo ka soo baxda UK ayaa warisay in Kooxda Bayer Leverkusen ay qarka usarantahy inay heshiis amaah ah kagalasoo wareekto Chelsea, ciyaaryahanka Odoi.
kooxahan ayaa wadahadallo ka yeeshay bal, iney macquultahay inda,a yarkaani heshiis amaah ah ugu biiri karo koxdan ka ciyaarta horyaalka Bundesliga Jarmalka.
warbixintan ayaa lagu sheegay in kooxaha Chelsea iyo Bayer Leverkusen ay ku heshiisnayaan inay konton konton u kala qeybsadaan mushaharka uu qaato asbucii lacibkan kasoo baxay akdemiyada Chalsea musharkiisa oo qimo ahaan garaya 100 kun oo gini.
Post a Comment