Piers Morgan ayaa ka codsaday Elon Musk inuu iibsado koxda uu tagero ee Arsenal oo ousan iskuqasarin Man United ka dib markii maalqabeenka aduunka uu ku kaftamay inuu ibsan dono Nadiga kuciyarta Old Trafford
Piers Morgan ayaa ka codsaday Elon Musk inuu gato Arsenal halkii uu isku qasarin lahaa nadiga fashilan eee Manchester United
Elon ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo dabacay in uu iibsanayo Red Devils, ka hor inta uusan shaacin in ay kaftan katahay
Kooxda Old Trafford kuciyaarta hadda waxaa iska leh qoys maalqabeen ah oo udhashy qaarad lamoda dalka Maraykanka ee Glazers
Piers Morgan ayaa dhab uqaatay kaftankii Elon Musk ee ku adanaa iibsashada Manchester United isagoo kulataliyay iney kaficnan laheyd inuu iibsado Arsenal halkii uu kaiibsan lahaa Shayadinta Cas Cas
shaqsiga taageeraha weyn ee Arsenal Morgan, oo 57 jir ah, ayaa ka jawaabay suaal laweydiyay oo aheyd hadii uu jeclan lahaa inuuu Musk iibsado koxdiiisa Gunners, oo uu hadda leeyahay Stan Kroenke
.
Post a Comment