Xiddiga kubbadda cagta Paul Pogba ayaa u sheegay booliska Faransiiska in ay afduub ahaan u haysteen ‘koox ku hubaysan bastolado iyo qalab kale’ kuwaas oo dalbaday 11 milyan ginni
Paul Pogba ayaa qadka talefanka kulahaday boliska dalka faransa isagoo ushega ineey afdubteen koox burcad ah ayna ku bacsadeen qoryo ayna ka dalbadeen 11 milyan ginni.
hay adaha garsoorka ayaa xaqiijiyay in la furay baaritaan ku saabsan 'isku daygii dhac ee koox burcad abaabulan ay kula keceen xidikan herka calami ee Paul Pogba
waxaa laga cabsi qabaa walalkii oo malmihii udan beeyay farimo hanjabado ah usoodirayay xidigan walalka ladhashay Paul ayaa lagu magacaba Mathias wana xidig horey uciyaari jiray kubada cagta walow uu hada kafadhistay
balse waxaa jira warar shegaya ii beniyay qareenka walaalkiis
Ugudanbeyntii Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa in uu u sheegay madaxda Faransiiska inuu jiro qorshe koox burcad ah ay ku doonayeen in ay ku aflagaadeeyaan isagoo joga guri kuyala Paris bishii March
ayakoo intasi ugudaray hadii uu rabo inuu nafsisa badbadsadoo uu bixiyoka lacagdhan 11 milyan ginni hadiii kale ay kusoo weerari donan qoryaha darandooriga u dhaca.
Post a Comment