Ugudanbeyntii koxaha Manchester United iyo Ajax ayaa heshiis afka ah wadagaray
Shayaadiinta cas cas ayaa Ajax wadahadalo kula jirta walow laga yaabo iney kabaxaan wadahadalada iyagoo xogoda iskugu geyn donta bacsiga xidiga herka calami ee Cody Gakpo
Ajax ayaa dalbanaysa in Manchester United ay bixiso 84.8 milyan ginni si ay u hesho 22 jirkan garabka kagaciyaara Ajex
Erik ten Hag ayaa qudareynaya inuu dib ula midoobo weraryahankisii hore si uu ugu xoojiyo safkisa xagagan
Manchester United ayaa weli wadahadalo kula jirta kooxda rer dhajka walow laga yaabo inay iskaga baxaan sababo laxiriira qimaha ay kudoneyso ajax siloo burburiyo heshiiska ciyaryahankan
wargesyada ugu afka dheer england ayaa dabacaya in Red Devils aysi waali ah udonatay weraryahanka rer gabon Pierre Aubameyang tasi oo shaki galisa lasoo warediga Antony
Si kastaba ha ahaatee, u dhaqaaqista xidigan ayaa noqonkarta mid adag in la dhameystiro iyadoo Ajax ay weli dooneyso inay sii ceshatoxidigan haddii aan la bixin qiimaha aykudooneyso xidigan oo ah 84.8 milyan ginni, sida lagu qoray SKY Sports
Post a Comment