Everton Oo Dalab Xujo Ah Duldhiktay Anthony Gordon Hadii Ay Chelsea Qadaneyso
Mamulka Kooxda Everton ayaa u sheegay Chelsea in ay dalab kasta oo ay kurabaan dayarkoda Gordon qeybkaga dhigaan xiddigaha kala ah Conor Gallagher & Broja.
Kooxda stamford bridge ayaa doonaysa soxira galinta lacibka Gordon si ay ugu middhigto weerarkeeda kalciyaaredkan
Everton ayaa ka diiday dalab ay chelsea ku doonaysay dhemanka kasoo baxay akademiyada Everton walow mamulka chelsea aysan ka rajo dhigin dadalka ay kudonayaan lasoo waregista xiddigan.
Sida lagu dabacay bogaga hore ee wargayska Mail, Everton ayaa chelsea ku wargalisay hadii ay chelsea doneyso xidigeeda Gordon sowarejiyaan xiddigaha Conor Gallagher & Armando Broja
Dhanka kale Gordon ayaa masuliyiinta Everton u sheegay ineey fududeeyan heshiska ku aadan inuu ku biiro kooxda Chelsea inta lagu jiro suuqa xagaagan isagoo daneynaya kasoo muqashada tartanka champions League.
Post a Comment