Xogdhamees tiran kahel isku,aadka cawa ee Champions League 2022/23
Waxaa caawa lagumadalsan yahay isku aadka heerka Guruubyada UEFA Champions League kal ciyaareedka 2022/23, tani waa qormo yar oo kusabsan shekoyinka sida hordhaca ah losii tabinayo iyo waxyaabaha lasii sadalinaayo kahor madasha caawa
Kulamadii Playoff-ka loogu soo kudbayay Champions League ayaa habeenimadii xalay oo Arbaco ahayd la soo gunanaday, waxaana isasoo xadiriyay koxaha kala ah FC Copenhagen Dinamo Zagreb iyo Rangers sedexdan naadi ayaa nasiib uyeeshay kasooqeybgalka Champions League sanada 2022/23.
Isku dhaca marxalada Guruubyada Champions League 2022/23 waxaa la sameyn doonaa caawa .
qeybaha hoose ee qormadan ayaan kugusoo kobnay xogaha aadkaga bahantahay isku aadka marxalada guruubyada Champions League sanada 2022/23,
Goorma ayaad dawan kartaa dhari iskuwalaqa Champions League
isku dhaca marxalada Guruubyada Champions ayaa lagumadalsanyahay inlaqabto 7:00 Fiidnimo xilliga Geeska Afrika waxana laiskugu tagi donaaa Magaalada Istanbul ee cariga dalka Turkiga
32-ka naadi ee cawa loosameyn dono isku aadka iyo qabka losameyn dono
Waxaa xadir ah ah 32 naadi oo loo qabanayo isku aadka Champions League xagagan 2022/23 , waxaana loo qeybin doonaa - 8 - Guruub guruubkiiba wuxu kakobnan donaa Afar Kooxood ogsoonow mana isku dhici doonan kooxo isku horyaal kadheela wareegga Guruubyada.
Qanadiiba meqo kooxood ayaa kujirta
Qanada kowad : Porto iyo Ajax , Real Madrid, Bayern ,Frankfurt, Man City, Milan, Paris .
Qanada labad : Chelsea , Liverpool, , Barcelona, Sevilla, Juventus, Atlético, Leipzig iyo Tottenham.
Qanada sedexad : Shakhtar Donetsk, Dortmund, Napoli, Salzburg, Inter, Benfica, Sporting CP iyo Leverkusen.
Qanada afarad : Rangers, Copenhagen, Club Brugge, Dinamo Zagreb, Marseille, Celtic, Plzeň iyo M. Haifa.
Gormee labasan dona kulanka kowad ee Champions League herka gurubyada
Kulammada kowad 6/7 September 2022
Kulammada labad 13/14 September 2022
Kulammada sedexad 4/5 October 2022
Kulammada afarad 11/12 October 2022
Kulammada shanad 25/26 October 2022
Kulammada lixad 1/2 November 2022
Goormee la ciyaari doonaa kulammada bugbaxa & Final-ka Champions League
Wareegga 16-ka UCL: Waxaa la dheeli doonaa 14, 15, 21 iyo 22 Febraayo & 7, 8, 14 iyo 15 bisha Maarso ee sanadka 2023.
3 dhammaadka UCL: 11, 12, 18 & 19 bisha April ee sanadka 2023.
4 dhammaadka ama Semi-finalka UCL: 9, 10, 16 & 17 bisha May ee sanadka 2023.
FINAL: Finalka Champions League ayaa lagumadalsan yahay inla ciyaari 10-ka bisha June ee 2023.
halkee ayuu kadhici donaa Final-ka Champions League ee 2023
Finalkan ayaa lagumadal sanyahay inuukadhaco garoonka Atatürk Olympic Stadium ee Magaalada Istanbul
Post a Comment