Juventus Oo Kuguleesatay Lawaregida Weraryahan Kale Oo Weyn Kadib Qaadashadii Angel Di Maria
Olympique Marseille ayaa shacisay ineey fasaxday xidiga Arkadiusz Milik, kaasoo amaah ugubiray nadiga Juventus suuqa xagaagan.
Kooxda rer france Marseille ayaa ku dabacday boggeeda maregteda rasmiga ah ee Twitterka.
Qoraal ay bogeeda sodhiktay waxay kushacisay in weraryahanka rer polan uu kubixi doono heshiis amaah ah isaga oo heysta dalab uu si rasmi ah ugu biiri karo Juventus… iyo ereyo mahad celin ah oo udhignaa Waad ku mahadsan tahay wax qabadkii wayihii aadnala joktay waxaana kuu rajeyneynaa guul.”
Dayarkan ayaa horey Napoli usoo saftay 93 kulan inkabadan 3 sano uu xirnaa maliyada napolitanka isagoo mudadaasi shabaqa gaaray 38 mar
Waxaase sii qurxinaya shekadiisa xidigan 18-kii bilood ee uu uciyarayay naadiga kadhesha horyalka franca uu ku guuleystay inuu dhaliyo 30 gool 55 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan.
mantay bogaga hore ee jariijadaha kasoo baxa dalweynaha franciska waxaa kuxardhan Milik ayaa Juventus uguhayaamay hal xilli ciyaareed oo amaah ah oo kukacaya 2 million oo euros, iyo 8 million euros oo hesheskan jookto loga dhigi karo
Post a Comment