Xokta Kulanka Dhexmari Dona Leicester vs Chelsea Ee Premier League
Waxaa jira kulamo dhoow ah oo laga ciyaari dono horyaalka Premier League balse qormadan waxan kuso kobidoona waxyabaha laga qoray kulankan
Xiliga Uu Basmi doono Kulankan
Sidasii qorhesnedba galabta waxaa laciyaai donaa kulanka udhexeeya goxaha
Chelsea iyo Leicester sacada geska afrika 5:00 galabimo
Siduu Ahaa Is,aragoodi Hore Labadan Koxood
Chelsea ayaa gulesatay labo kulan sedexdii kulan ee ay kahortimid nadiga dawacoyinka
Halka Leicester ay guulesatay halkamid ah toban keedi kulan ee ay gurigeda kusoo boqato
Chelsea
Macalin Thomas ayaa hugaamin dona kulan kisii 60 aad nadiga isagoo kuhan wen inu guulkagaro Leicester
Kulankan ayaa kadhici doona Stamford Bridge
Shaxda Lafilayo Inuu Kusoo Galo Macalin Thomas
Mendy;
Azpilicueta,
Silva,
Cucurella;
James, J
orginho,
Loftus-Cheek,
Chilwell;
Mount,
Sterling;
Havertz
Shaxda Lafilayo Inuu Kusoo Galo Macalin Brendan Rodgers
Ward;
Castagne,
Amartey,
Evans
Justin;
Ndidi,
Dewsbury-Hall;
Perez,
Maddison,
Barnes;
Vardy
Post a Comment