Xokta Kulanka Dhexmari Dona Man City vs Palace Ee Premier League
Waxaa jira kulamo dhoorw ah oo laga ciyaari dono horyaalka Premier League balse qormadan waxan kuso kobidoona waxyabaha laga qoray kulankan
Xiliga Uu Basmi doono Kulankan
Sidasii qorhesnedba galabta waxaa laciyaai donaa kulanka udhexeeya goxaha
Chelsea iyo Leicester sacada geska afrika 5:00 galabimo
Chelsea iyo Leicester sacada geska afrika 5:00 galabimo
Siduu Ahaa Is,aragoodi Hore Labadan Koxood
Koxda Crystel Palace ayaa todobo dhibcood kaxabsatay afartii kulan oo ay usoomartiso koxda Man City
tiyoo ayjirto in city xili ciyaaredkii tagay laga sariftay 4 dhibcod
Kulankan aay kadhici doona
Etihad Stadium
Shaxda Lafilayo Inuu Kusoo Galo Macalin Pep Guardiola
Ederson;
Walker,
Stones,
Dias,
Cancelo;
De Bruyne,
Rodri,
Silva;
ahrez,
Haaland,
Foden
Shaxda Lafilayo Inuu Kusoo Galo Macalin Patrick Vieira
Guaita;
Ward,
Andersen,
Guehi,
Mitchell;
Schlupp,
Doucoure,
Eze;
Ayew,
Mateta,
Zaha
Post a Comment